About JMICC
The JMICC is a new Puntland Government Agency established to improve the sharing and utilisation of information to counter maritime crimes





Vision
To evolve into a globally connected Puntland Situation Centre providing high-grade information and advice to influence Maritime Governance policy development; and support Government decision making processes during incidents, accidents, disasters and crisis management.
Embrace comprehensive inter-agency cooperation to counter future regional risks and threats
Mission
The JMICC will:
• provide timely and factual information to Government Institutions and Agencies;
• build a network of Somali and External Entities to support research, analysis and dissemination of accurate information;
• monitor local, regional and international news and provide ‘alerts’ when deemed necessary, In order to support the information requirements of all beneficiaries necessary to plan and conduct their tasks in a safe and expedient manner, within the Rule of Law
Kusaab JMICC
Xarunta JMICC waa hay’ad dawli ah oo cusub oo loo asaasay si kor loogu qaado ka faa’idaysiga iyo wadaagga macluumaadka badda si looga hortago danbiyada ka dhaca badaha Puntland.



Hiigsi
Si loo gaaro Xarun Xaalad Qaran (Puntland) oo ku xiran caalamka bixinaysana talo iyo xog heer sare ah oo gacan ka gaysan karta harumarinta siyaasadaha maaraynta badaha; kuna taageerta dowlada go’aangaarista xillidayada dhacdooyinka, shilalka, khataraha iyo musiibooyinka.
Abuuris wada shaqayn u dhaxaysa hay’adaha si looga hortago khataraha mustaqbalka ee gobolka.
Tub (2019-2020)
JMICC Waxay:
• Siinaysaa Hay’adaha iyo Laamaha Dawladda Xog Wakhtiyeysan oo xaqiiq ah.
• Samaynaysaa isku xir Hay’ado Gudaha iyo Dibadda ah si ay isaga kaashadaan cilmi-baarista, Kala-hufidda iyo baahinta xog sugan.
• La soconysaa wararka gudaha, Gobolka iyo caalamkaba isla markaana waxay bixinaysa ‘feejignaan’ markii loo arko muhiim.
Encourage Blue Economy Thinking | Dhiirrigali Khayraadka Badda